Wufuud ka qeyb galeysa shirka Ururka Islaamka oo Muqdisho ku soo qulquluya (Sawirro)

Wufuud ka ka kala socota dalalka Islaamka qaarkood ayaa manta ka soo degay garoonka dayuuradaha aadan caade ee magaalada Muqdisho. Sadex wafdi oo kala matalaya dalalka Boqortooyada Sacuudiga, Turkiga iyo Malaysia, iyo sidoo kale wafdi uu hoggaaminayo Mudane Danjire Hishaam Yuusuf oo ah Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa maanta yimid Caasimadda Soomaaliya … Continue reading Wufuud ka qeyb galeysa shirka Ururka Islaamka oo Muqdisho ku soo qulquluya (Sawirro)